Ciidamo isku dhiibay Al-Shabaab & Axmed Madoobe oo ka hadlay cida sababtay

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa dowladda federaalka ku eedeeyey inay qas iyo Amni daro ka waddo degmooyin ka tirsan gobolka Gedo. Axmed Madoobe ayaa intaas ku daray in madaxda DF ay sharciga dalka ku tunteen taasina ay sababtay in ciidamo ka tirsanaa Maamulka Jubbaland iyo hubkooda ay gacanta u galaan Al-Shabaab oo … Continue reading Ciidamo isku dhiibay Al-Shabaab & Axmed Madoobe oo ka hadlay cida sababtay